Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa kulan warbaahinta uu maanta ugu qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland waxaa uu kaga jawaabay su’aalo badan oo laga waydiiyay marxaladda dalku marayo,arrinta dacwadda Soomaaliya ka gudbisay Somaliland iyo arrimo kale oo xaasaasi ah.
Haddaba Madaxweyne Muuse Biixi iyo Jawaabihii uu ka bixiyay su’aalaha wariyeyaashu ay waydiiyeen halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland