Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Dacwada Soomaaliya ka Gudbisay’Isbedelka Itoobiya iyo Arrimo kale

0
589

Hargeysa(Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa shir uu maanta warbaahinta kula hadlayay ku qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland waxaa uu kaga hadlay dacwada ay Soomaaliya ka gudbisay heshiisyada ay Somaliland gashay ee DP-WORLD iyo Itoobiya ay la saxeexatay iyo Saldhigga Millatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ku degayso Madaarka Berbera.

Waxaa kaloo uu ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xidhiidhka dalalka deriska ee Jabuuti iyo Itoobiya.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here