Madaxda Xisbiga WADDANI ee Dalka Canada oo Guddiga Doorashooyinka ku Eedeeyay in Ay Dalka ka Noqdeen Dawlad Kale oon Sharci Ahayn

0
449

Toronto(Xogsoor Media.Net):- Madaxda Xisbiga WADDANI ee dalka  Canada,ayaa gudiga Doorashooyinka qaranka ku eedeeyay in ay dalka ka noqdeen dawlad kale  oo aan sharci ahayn.

Waxaa kaloo ay intaa ku dareen in ay taageersan yihiin  hadalkii Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ee uu ku caddeeyay in xisbiga WADDANI uu kalsoonidii kala noqday gudiga doorashooyinka.

Waxaanay masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee Canada ay sheegeen in  loo baahan yahay in sharciga la illaaliyo oo la aqbalo siday gudiga doorashooyinka Somaliland kalsoonida ugala noqdeen.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here