Xildhibaanada Golaha Wakiiladda oo Dood Adag ka Yeeshay Xeer-nidaamiyaha Goleyaasha Deegaanakada Dalka

0
480

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Mudaneyaasha  golaha wakiiladda Somaliland,ayaa dood adag ka yeeshay Xeer-nidaamiyaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka dalka iyo qaabka xil kaqaadista maayarada iyo ku-xigeenadooda.

Xeerkan oo golaha hor yaallay ayay Fadhigii shalay  ay yeesheen mudaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha mudane Baashe Maxamed Faarax,ayay   mudaneyaashu  dood adag ka yeesheen wax ka bedelka xeernidaamiyaha goleyaasha deegaanka.

Haddaba warkaas iyo doodda xildhibaanada oo ahayd mid aad u adag oo aragtiyo kala duwan ay mudanayaashu ka dhiibteen halkan hoose ka daawo.

 

 

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here