Wajaale(Xogsoor Media.Net):-Hawl-wadeenada Wasaaradda Hawlaha Guud ee ku hawlan qorshaynta iyo dib u casriyaynta degmada Wajaale,ayaa sheehay hawlo badan oo ay ka qaban lahaayeen bannaynta waddooyinka magaalda Wajaale in ay caqabad kalakulmeen maaulka Dawladda Hoose ee degmada Wajaale oo ay sheegeen in ay waddooyin badan oo ay bannayn lahaayeen ay ku sheegeen in ay yihiin dhul dad leeyahay.
Waxanay masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada Wajaale ugu baaqeen in ay carqaladaynta ka daayaan bannaynta jidadka magaalada ee ay ku hawlan yihiin hawl wadeenada wasaaradda hawlaha guud.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland