War Deg-deg ah:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo Xukuumaddu la Wareegtay iyo Guddoomiye Jawaari oo Raysal-wasaaraha eedeeyay

0
358

Muqdisho(Xogsoor Media.Net):- Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Hargeysa,ayay la wareegtay Xukuumaddu ka dib  markii ciidankii hore ee joogayna laga qaaday isla markaana Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ciidan kale oo isaga ka amar qaata la geeyay oo ay la wareegeen.

Guddoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Cismaan Jawaari oo caawa la hadlay warbaahinta,ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya lagu soo duulay oo ay qabsatay Xukuumaddu isla markaana wixii ka dhaca wuxuu masuuliyaddeeda dusha u saaray Raysal-wasaaraha Soomaaliya

Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran

Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here