Golaha Wakiiladda Somaliland oo Fadhigoodii Maanta Wasiirka Arrimaha Dibedda Su’aalo ka Waydiiyay Shirkad Magiciisa ku Diiwaan Gashan iyo Heshiiska DP-WORLD

0
379

Hargaysa(Xogsoor Media.Net):- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa fadhigoodii maanta su’aalo ku waydiiyay Wsiirka Arrimaha Dibedda oo maanta hor yimi  fadhigii golaha wakiiladda.

Wasiirka Arrimaha dibedda Dr Sacad Cali Shire,ayay mudaneyaashu su’aalo  kala duwan ka waydiiyeen shirkad magiciisu ku qoran yahay iyo heshiiska sadex geesoodka ah ee Somaliland,Itoobiya iyo DP-WOLRD.

Fadhiga maanta ee golaha wakiilada ayay xildhibaano badani su’aalo ku boobeen wasiirka haddaba halkan hoose ka daawo su’aalihii la waydiiyay iyo jawaabaha uu ka bixiyay wasiir Sacad.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here