Somaliland oo markii ugu horraysay ka hadashay Xaddiga Lacagta Itoobiya kaga Qayb galayso Maalgashiga Dekeada Berbera

0
388

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa markii ugu horraysay caddaysay xaddiga lacagta dawladda Itoobiya ay kaga qayb qaadanayso maalgashiga dekeda Berbera.

Waxaa kaloo Somaliland iyo Madaxda shirkadda DP-WORLD ay jawaab adag ka bixiyeen hadalo  ka soo yeedhay madaxda dawladda Soomaaliya.

Dood adag oo dhex martay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Danjiraha u fadhiya Somaliland dalka Imaaraadka Carabta isla markaana aqoonyahano kale ala qayb galeen oo  ahayd doodajimcaha ee laanta afka Somaliga ee idaacadda BBC-da ayuu danjire Baashe Cawil markii u horraysay ku caddeeyay lacagta dawladda Itoobiya ay ku maalgashanayso  ballaadhinta iyo casriyaynta dekeda Berbera.

Haddaba doodaas iyo hadaladii la isku waydaarsaday halkan hoose ka daawo.

Xigasho BBC-Somali.

Xogsoor Media.Net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here