Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsan oo Mar kale Wajaale u Tegay Hawsha Bannaynta Jidadka iyo Ndaaminta Magaalada

0
411

Wajaale(Xogsoor Media.Net):- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland,ayaa markale magaalada Wajaale u tegay nidaaminta iyo qorshaynta iyo bannaynta jidadka magaaladaas oo muddo todobaad ah imika halkaas ka socotay.

Waxaana muddadii ugu dambaysay magaalada ku sugan wasiirada Hawlaha guud,diinta iyo aw-qaafta iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here