Taliska Booliska Somaliland oo ka Hadlay Magafeyaal Gacanta Lagu soo Dhigay

0
344

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Taliska Booliska Somaliland,ayaa ka hadlay magafeyaal gacanta lagu soo dhigay oo ku hawlanaa tahriibinta dadka.

Taliye ku-xigeenka koobaad ee  ciidanka booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan,ayaa sheegay in hawl gallo kedis ah oo ciidanka boolisku dalka ay ka sameeyeen,ayaa sheegay in ciidanka boolisku si adag ula dagaalamaan oo ay heegan ugu jiraan ka hortagga maandooriyeyaasha dalka la soo geliyo iyo tahriibinta dadka,waxaanu intaa ku daray in ay gacanta ku soo dhigeen Magafeyaal ku hawlanaa tahriibin iyo tahriibeyaal ay wadeen.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here