Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Maareeyaha Cusub ee TV-ga Qaranka Somaliland Muuse Jaambiir,ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka TV-ga qarank.
Munaasibad ballaadhan o lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland ayuu maareeyaha cusubi kula wareegay xilka dhawaan loo soo magacaabay.
Haddaba halkan hoose ka daawo.