Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Marwo Qadra Xaaji Gaydh Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Somaliland,ayaa maanta si rasmi ah xilkaa u wareejisay isla markaana ku dhawaaqday in ay iska casishay oo aanay qabanayn xil kale oo Madaxweynaha Somaliland u magacaabay oo ahaa ku-xigeenka Guddoomiyaha Hay’adda dhawrsta Tayada.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmailcom
Hargeisa Somaliland