Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Maareeyaha TV-ga Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakuulle,ayaa ganafka ku dhuftay xil ka qaadis uu ku sameeyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo.
Waxaanu sidaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa.
Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland