Burco(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha gobolka Gabilay Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax,ayaa ka digay ammaro maamulada gobolaadu aanay ogayn oo Hargeysa kaga yimaadda iyo sida ay caqabad ugu yihiin shaqada iyo hawl socodsiinta Maagulka gobolka iyo awoodda badhasaabyada.
Waxaa kaloo uu ka hadlay hawlo ad adag oo uu sheegay in ay u yaallaan guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse,kuwaas oo uu sheegay in ay ka mid yihiin fulimo dacwadeed sodoon ka badan oo qaarkood dilal ka dheceen.
Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran