Guddoomiyaha WADDANI oo ka Hadlay Kulankii Madaxweyne Muuse Ay La Yeesheen iyo Arrimaha lagaga Wada Xaajooday

0
471

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulankii guddoomiyeyaasha labada xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID. Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse  Biixi iyo arrimaha lagaga wada xaajooday.

 

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here