Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac,ayaa u soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland in uu dadkamideeyo oo uu bogsiiyo nabaradii ka dhashay tartankii ololihii doorashada oo uu tilmaamay in ay wali taagan yihiin.
Waxaa kaloo uu intaa ku daray in Madaxweynaha uu aqoon badan u leeyahay oo uu taladawanaagsan qaato waxaanu ku adkeeyay in uu si deg deg ah u galo hawsha midaynta iyo isku keenista dadka oo la walaaleeyo.
Haddaba halkan hoose kadaawo warkaas oo dhammaystiran.