Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muue Biixi Cabdi,ayaa digniin u diray dawladda Soomaaliya isla markaana ka hadlay hadalada madaxdhaqameedku isu gudbiyaan ee warbaahinta ka yidhaahdaan.
Waxaa kaloo uu ka hadlay sicir bararka iyo tallaabooyinka ay ka qaadanayso Xukuumaddiisu.
Waxaanu sidaa ku sheegay Madaxweyne Muuse Biixi shirkiisii Jaraa’id ee ugu horreeyay ee uu warbaahinta u qabto tan iyo markii uu xukunka lawareegay.
Haddaba halkan hoose ka daawo.