Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Suldaan Ismaaciil Suldaan Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland isla markaana ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa jawaab iyo xaal marin ka bixiyay hadal uu dhawaan Burco ka yidhi Suldaan Xasan ooka hadlayay madal lagu caleemo saarayay madahx dhaqameed reer Somaliland ah oo ku qabsoontay magaalada Burco.
Waxaanu sheegay Suldaan Ismaaciil in aanu Suldaan Xasan cidna metelin oo aanu Suldaan cidna u ahayn isagoo intaa ku daray in aanu dhaqanka ku jirin wax la yidhaahdo ku-sime.
Haddaba hadalka Suldaan Xildhibaan Ismaaciiloo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland