Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Cali Maxamed Waran Cadde,ayaa laamaha ammaanka Somaliland u soo jeediyay in ay tallaabo ka qaadaan Salaadiin iyo Siyaasiyiin uu sheegay in ay u adeegayaan cadawga Somaliland.
Waxaa kaloo uu farriin u diray Madaxweynaha Soomaaliya oo uu ku eedeeyay in uu wado dagaal oo uu sheegay in uu doonayo in uu ka dhex qarxiyo Somaliland iyo Soomaaliya.
Haddaba hadalka Cali Waran Cadde oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland