Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo Wada Hadal Ku Yeeshay Hargeysa

0
567
Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Qaramada Midoobay iyo Somaliland,ayaa wad hadal ku yeeshay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Wefti ka socda qaramada midoobay oo uu hoggaaminayo ergayga Xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo socdaal ku yimi Hargeysa,ayaa kulan kula yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabilay weftiga  ayaa kulan gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo dalka booqasho ku jooga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here