Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax(Guri Barwaaqo),ayaa ka hadlay dagaal kadhex maray Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo ciidanka Somaliland,dagaalkaas ooo ka dhacay dhinaca bari ee gobolka Sool.
Waxaanu Wasiirka Warfaafinta Somaliland ku eedeeyay Puntland in ay ku soo xadgudubtay Dhulka Somaliland isla markaana ciidanka Somaliland ay iska difaaceen
Dhinaca kale Puntland,ayaa sheegtay in Somaliland weerar ku soo qaaday waxaanu intaa raaciyay in ay iska difaaceen
hadaba laba waraysi oo ay BBC-Somali la yeelatay wasiirada Somaliland iyo Puntland halkan ka dhegayso.