Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa farriin qodobaysan u diray Xukuumadda cusub ee uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi.
Shir ay yeesheen Gudiga fulinta xisbiga UCID ayay ka soo saareen qodobo ay sheegeen in xukuumaddu wax ka qabato isla markaana ay hirgeliso.
Waxaa kaloo xisbiga UCID uu ka hadlay xilliga ay qabsnayaan shirweynaha xisbiga iyo tallaabooyina ay qaadayaan.
Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.