Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani,ayaa ayaandarro ku tilmaantay in dhallinyaro tiro badan oo reer Somaliland ahi in ay qaranka ku dhex dayacan yihiin isla markaana dhaxanta xilligan oo aad u darani ay ku hayso darbiyada Hargysa ee ay ku dayacan yihiin.
Wasiirka oo xalay caruurta darbi jiifka ah ee caasimadda Hargeysa qaar ka mid ah ugu tagtay goobaha ay ku ku dacayan yihiin ugu tagtay isla markaana ugu geysay kaalmo kala duwan oo ay ug talo gashay ka waasarad ahaan isla markaana geysay xarunta dhaqan celinta carruunta.