Hargaysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horraysay ka hadlay dab qasaare badan geystay oo ka kacay degmada Wajaale.

Waxaa kaloo uu ka hadlay dagaal beeleed ka  dhacay koonfurta bari ee gobolka Sool haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here