Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay shalay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo talooyin uu sheegay in ay u gudbiyeen xukuumadda cusub in ay ku dhaqaaqdo oo wax lagaga qabto baahiyaha aasaasiga ah isla markaana la xakameeyo sicir bararka.
Waxaa kaloo uu sheegay in ay kala hadleen illaalinta xorriyatul qawlka iyo saxaafadda iyo madaxbannaanideeda.
Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo.