Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta golihiisa wasiirada u furay kuna noociisu ku cusub yahay Somaliland.
Kulankan oo loo qabtay xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ,ayaa ahaa tababar loo furay xubnaha wasiirada Xukuumadda cusub.
Madaxweynaha Somaliland oo furitaankii kulankaas qudbad ka jeediyay,ayaa ka hadlay ahmiyadda wasaaradaha uu u leeyahay kulankani iyo in lagu tababaro wasiirada shaqada ay qaban doonaan.
Haddaba halkan ka daawo qudbad uu ka jeediyay furitaankii kulankaas Madaxweyne Muuse iyo arrimaha uu kaga hadlay.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland