Muqdisho(Xogsoor Media.Net):- Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa jawaab ay ku muujiyeen aqoon darro iyo baalmarsanaan sharci in uu ku kacay Xeer illaaliya guud ee Soomaaliya kaga jawaabay qoraal uu hore ugu gudiyay.
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaakna Soomaaliya ayaa dalbaday inuu si deg deg ah u horyimaado gudiga Xeer Illaaliyaha guud isla markaana waxay ku eedeeyeen in uu sharciga baal maray oo uu ku kacay falal sumcad dilis iyo ammaan darro abuur ah.
Haddaba halkan hoose ka akhriso jawaabta gudigu ka soo saaray dalabkii Xeer Illaaliyaha guud