Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirkii hore ee wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Axmed Xaaji Daahir Cilmi,ayaa sheegay in wasaaradda uu xilkeeda wareejinayo lacag  boqolaal Milyan oo  Somaliland Shillin ah in  oo wasaaraddu lahayd isla markaana wasaaradda Xarun loogu dhisi lahaa in lala baxay oo aanay lacagtaasi meellna u oollin wasaaradda.

Waxaa kaloo uu sheegay in lacagtii loogu talo galay wasaaradda in qayb ka mid ah loo sheegay in ay curaar ku jirto oo ay walina curaarta la geliyay ay ku jirto intii kale oo ka badanna lala baxay.

Hadda warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here