Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed,ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha imikana ah wasiirka waxbarashada oo xilkaa ku wareejiyay Maxamed Kaahin.
Wasiir Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay ahmiyadda ay qaranka ugu fadhido wasaaradda arrimaha guduhu oo uu tilmaamay in ay tahay wasaaradda amniga qaranka u xilsaaran gudaha dalka gudihiisa oo dhan.
Haddaba halkan ka daawo qudbadii Wasiir Kaahin ka jeediyay xafladda uu xilka kula wareegay.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland