Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Golaha Xukuumaddiisa oo U Badan Wajiyo Cusub Kuna Soo Daay Xubno Ka Mid Ahaa Xukuumaddii Siilaanyo

0
431

Madaxweynaha Somaliland  oo Magacaabay Golaha Xukuumaddiisa oo U Badan Wajiyo Cusub Kuna Soo Daay Xubno Ka Mid Ahaa Xukuumaddii Siilaanyo

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta digreeto Madaxweyne ku magacaabay qolaha Xukuumaddiisa oo ka kooban 23 Wasiir buuxa ah iyo 9 waiir ku-xigeen.Waxaana ku jira golaha Xukuumadda Cusub dhawr wasiir oo ka mid ahaa Xukuumaddii  Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin wasiirka Arrimaha Dibedda Dr Sacad Cali Shire,Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  iyo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare oo boosaskoodii loo daayay iyo Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo loo bedelay Wasaaradda Waxbarashada halka Wasiirudawleyaal hore loo celiyay Wasiir  ku-xigeenno.

Haddaba Halkan hooe ka daalaco magacaabista Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

 

 

 

Xogsoor Media.Net.

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here