Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa Xukuumadda ku eedeeyay in ay u xidhan yihiin wariyeyaal lagu soo xidhay amar masuuliyiin ka tirsan dawladda.
Xuska maalinta xuquuqda aadamaha oo lagu qabtay caasimadda Hargeysa,ayuu guddoomiye Xuuto oo qudbad ka jeediyay waxaa uu sheegay in ay jiraan wariyeyaal u xidhan maayero ka tirsan masuulyiinta dawladaha hoose.
Waxaa kaloo uu intaa raaciyay in loo baahan yahay in wariyeyaasha xorriyadooda loosoo celiyo.
Haddaba hadalka Guddoomiyaha oo muuqaal ah halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland