Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Musharixii jagada Madaxweyne ku-xigeenka Xigeenka Xisbiga WADDANI Amb: Maxamed Cali Aw Cabdi,ayaa si adag uga hadlay masuuliyiin heer gobol ah oo ka hawl gelayay laamo kala duwan oo gobolkaas ah oo xilalkii laga qaaday.
Waxaa kaloo uu eedo culus u jeediyay Xukuumadda xilka ka sii degaysa oo u sheegay in ay kala fogaynayso dadka isla markaana cid gaar ah ay bartilmaameed sanayso.
Haddaha warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.