Gurigii Wasiirka Madaxtooyada oo Gubtay iyo Taliyaha Ciidanka Dab-damiska oo ka Hadlay Qasaaraha ka Dhashay

0
542

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa maanta gubtay ka dib markii uu gudaha guriga dab ka kacay.

Taliyaha Ciidanka Dab-damiska Somaliland Sarreeye Guuto Axmed Sawaaxili oo markii ay ciidanka dab-damisku guriga u gurmadeen soona bakhtiiyeen la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qasaare nafeed aanu jirin isla markaana qaybo guriga ka mid ahna uu dabgu gubay gaar ahaan qaynta qolka Fadhiga kuna guulaysteen ciidanku in ay dabkaa xakameeyaan  oo aanu sii fidin.

Haddaba halkan hoore ka daawo warka Taliya Ciidanka Dab-damiska oo muuqaal ah.

 

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here