Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah aasaasayaashii ururkii SNM ee usoo dagaalamay dib u xoraynta Dalka Somaliland,ayaa sheegay in doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay Somaliland in ay qaddiyadda aqoonsi raadinta Somaliland in ay wax weyn ka tarayso isla markaana ay ahayd mid si weyn indhana caalamka u soo jiidatay.
Waxaa kaloo uu Prof: Yaasiin talooyin u diray Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland