Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo Amar Ku Bixiyay in Aan Wax Dhul ah Laga Bixin Karin Gobolka Ciidankana Waajib Faray

0
541

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax,ayaa amar ku bixiyay in aan wax dhul ah laga bixin  karin guud ahaan gobolka Togdheer mudada kala guurka lagu jiro.

Waxaanu Ciidanka Booliska ku amray in ay tallaabo ka qaadaan cid kasta oo isku dayda in ay dhisato dhulka danta guud ah ee bannaan hadday Burco tahay iyo Hadday degmooyinka iyo tuulooyinka kale ee Gobolka tahayba.

 

Waxaa kaloo uu sheegay in isaga iyo xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Burco in aanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya isla markaana ay si wanaagsan u wada shaqeeyaan.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here