Muqdisho(Xogsoor Media.Net):- Shirkada Dahabshiil Group ayaa Qalabeyn Iyo dhisma Cusub ku soo kordhisay Qaybta Baxnaanada ee Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho
Waxana Xadhiga Ka Jaray Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabat Cabdi Maxamed Iyo Masuuliyiin Ka Socday Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil
Waxana Ugu Horeyn Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf Ayana Waxa Uu Mahad Celiyey Shirkada Dahabshiil Group Waxanu Sheegay Inay Baahi Weyn U Qaban Dhismaha Iyo Qalabeynta Ay Shirkada Dahabshiil Ku Sameysay Cusbitalka Madiina Ee Qaybta Baxnaanada
Dr Maxamed “Qaybtan Waxa Noo Sameysay Oo Nogu Deeqay Shirkada Dahabshiil Qaybtani Waxanay Hore U Marinaysa Daryeelka Caafimaad Oo Aanu Siino Bukaaanada Wxanay Ka Mid Tahay Qaybo Is Daba Joog Ah Oo Soo Socda, Marka Guddoommiye Waxanu U Mahad Celinaynah Adiga Iyo Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Group
Xasan Cabdi Cawad Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Group Ee Konfurta Iyo Bartamaha Somaliya Aya waxa U Sheegay Inay Shirkado Diyaar U Tahay Inay Markastaba Daboosho Baahiyaha Ay Qaban Bulshada
Waxanu Sheegay In Qaybta Baxnaanada Ee Cusbitaalka Madiina Ay Iyagu Qacan Weyn Ka Geystaan Dhisma Ahan Iyo Qalabeyn Waxanu U Sheegay Inay Hada Bilaabayeen Dhismaha Keydka Dhiiga
Xasan Cabdi Cawad Waxanu Maanta Ku Wareejinayna Cusbitaalka Qaybti Xanaanada Oo Sariirihi Iyo Qalabkiiba Aad Aragtaan oo wixi ay u Baahnad Loo Dhamystiray Waxana Ka Go,an Shirkada Dahabshiil Inay Maalaha Umada Baahidoodo ay u jilicsantahay Inay Taageerto
Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland