Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan Timacadde oo ka tirsan mudaneyaasha golaha deegaanka caasimadda Hargeysa,ayaa ka hadlay xadhig boolisku ku xidhay laba cisho ka hor.
Waxaanu intaa ku daray in aanu jirin wax khilaaf ah oo isaga iyo Maayerka Caasimadda Somaliland u dhexeeya oo ay isku hayaan,waxaanu si adag u sheegay inaanu ka hadhayn xadhig uu sharci darro ku tilmaamay oo lagu xidhay.
Una mari doono sifo sharci ah.
Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran