Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ku dhawaaqay in uu aqbalay natiijada hordhaca ah ee doorashada Madaxtooyada Somaliland isla markaana uu u tudhay in wax dhibaato ahi ay ka dhacaan dalka gudihiisa.
“Aniga oo u tudhaya shacabka, nabad galyada qaranka oo aanan ogolayn in la daadiyo dhiiga shacabkayga waxaan qaatay natiijada doorashada.”ayuu yidhi murashax Cirro
Warkaas oo dhammaystiran kala soco Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland