Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweyne ku-xigeenadii hore ee Somaliland,ayaa farriimo u kala diray gudiga doorashooyinka’madaxweynaha Somaliland iyo asxaabta qaranka.
Waxaa kaloo ay ka hadleen siday madaxdhaqameedku ugu milmeen siyaasadda oo ay sheegeen in ay tahay mid aan loo baahnayn.
Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo Axmed Yuusuf Yaasiin oo wada jir shir jaraa’id ugu qabtay caasimadda hargaysa.
Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.