Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan Isugu Yeedhay Culimada’Ganacsatada iyo Madaxdhaqameedka iyo Nuxurka Qodobada laga Wada Hadlay

0
416

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa maanta kulan isugu yeedhay culimada’ganacsatada iyo madaxdhaqameedka Somaliland.

Kulankan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Somaliland,ayuu Madaxweyne Siilaanyo uu kala hadlay sidii si guud oo wada jir ah looga wada shaqayn lahaa sidii dalka nabad gelyadiisa loo wada ilaalin lahaa isla markaana looga fgaan laha waxkasta oo dadka kala qaybin kara ama carqaladayn kara doorashada  madaxtooyada oo maalmo koobani innaga xigaan.

Haddaha halkan hoose ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here