Burco(Xogsoor Media.Net):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa si adag ua hadlay tacadiyo uu sheegay in maamulka Gobolka Togdheer uu ku hayo dadka barakacayaasha ah ee deggen magaalada Burco oo uu tilmaamay in loogu hanjabay in cagaf la gelinayo.
Haddaba halkan ka daawo