Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa maanta dhoollatus ay taageeraasha xisbiga WADDANI ku muujinayaan cududooda waxay ku soo bandhigeen maalintooda afraad ee ololaha doorashada Madaxtooyada isu soo baxn ay ka sameeyeen caasimadda Hargeysa.
Masuuliyiinta ugu sarraysa xisbiga WADDANI,ayaa qudbado kala duwan oo ay dadweynaha taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee xcaasimadda Hargeysa ay u jeediyeen ku sheegay fursadaha wax qabad ee Xisbigoodu diyaarka la yahay isla markaana dhaliilo tiro badan u soo jeediyay Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE.
Haddaba halkan ka daawo.