Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jire,ayaa Xisbi Xaakimka Somaliland ee Kulmiye ku xujeeyay in uu umadda la wadaago sida uu sheegay farriin Xamar uga timi isagoo sheegay in farriintaa loosoo dhiibay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Somalilad Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shalay dalka ku soo noqday.
Haddaba halkan hoose ka daawo.