Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Gudiga Doorashooyinka qaranka Somaliland’laamaha ammaanka iyo culimada dalka ayaa kulan wada qaadatay kana wada hadlay arrimo la xidhiidha Ololaha asxaabta qaranka oo wajigii afraad aroorta u gudbaya iyo sidii aanu ammaanka u waxyeelayn laahaa.
Haddaba halkan ka daawo qodobada ay ka wada hadleen.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland