Berbera(Xogsoor Media.Net):- Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa khudbad xasaasi ah maanta ka jeediyey magaalada Berbera oo ay iskugu soo baxeen kumanaan dadwayne ah.
Waxaanu Mushaxaru kaga hadlay qudbaddiisa arrimo ay ka mid yihiin weerar lagu qaaday gurigiisa magaalada Hargeysa iyo xarumo xisbiga waddani uu leeyahay waxaa kaloo uu ka hadlay Berbera iyo waxyaabaha uu u qaban doono.
Waxaa kale oo uu dhaliilo adag u soo jeediyay Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE.
Haddaba halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland