Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta oo WADDANI Ku Biiray Kulmiyena Ammaanka Siilaanyo Ku Sagootiyay

0
388

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Agaasimihii guud ee Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali,ayaa iska casilay xilkii agaasimaha guud ee wasaarradda Diinta iyo Aw-qaafta isla markaana ka baxay Xisbiga KULMIYE kuna dhawaaqay in uu ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.

Waxaanu ammaan iyo hoggaamin wanaagsani ku tilmaamay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.

Haddaba halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here