Berbera(Xogsoor Media.Net):- Kumanaan dadweynaha magaalada Berbera ah oo ah taageerayaasha Xisbiga KULMIYE,ayaa maanta dhoolatus balaadhan ak sameeyay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera oo ay kaga qayn qaadanayeen maalinta koobaad ee ololaha Xisbiga KULMIYE oo maanta ku beegnayd.
masuuliyiinta heer gobol iyo qaran ee Xisbiga KULMIYE ee gobolka Saaxil,ayaa dadweynaha magaalda Berbera oo bad iyo Berriba ku sameeyay dhoolatusyo balaadhan kala qayb galay.
Haddaba halkan ka daawo.