Hargeysa(Xogsoor Media.Net): Dannjire Xuseen Cali Ducaale(Cawil),ayaa si qoto dheer oo faah faahsan uga hadlay marxaladda dalku marayo iyo murashaxa Danta Somaliland ay ku jirto ee loo baahan yahay in ay dadku u codeeyaan.
Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland oo ka tirsan masuuliyiinta ugu sarraysa ee Xisbiga KULMIYE,waxaa kaloo uu sheegay in waxyaabo badan oo dadka yo dalkuba ay u baahan yihiin in wax laga qabto in murashaxa keliya ee wax ka qaban kara isla markaana dalka iyo dadkaba horumar gaashiin karaa in uu yahay Murashax Muuse Biixi Cabdi.
Haddaba halkan hoose ka daawo Danjire Cawil oo arrimahaa ka jeediyay maalinta ololaha ee Xisbiga KULMIYE oo uu taageerayaal tiro badan oo xisbiga ah kala soo qayb galay caasimadda Hargeysa.