Wefti Somaliland ah oo Isu Maraya Dalalka Jeejniya iyo Ruushka

0
404

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wefti ka socda Somaliland oo isugu jira Xildhibaanno wasiir ku-xigeen iyo denjiraha Somaliland ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti,ayaa socdaal shaqo ku tegay dalka Jeejniya.

Weftiga Somaliland ayaa marki ay gaadheen dalka Jeejniya waxaa soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibedda ee Jeejniya,waxaana kulan  qado ah maanta u sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas.

Weftiga Somaliland,ayaa maalinta berri ah u gudbi doona dalka Ruushka oo ay casuumad rasmi ah  ka heleen.

Haddaba warka Weftiga Somaliland ka socda oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Xogsoor Media.Net

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here