Timacadde oo Maayer Soltelco Eedeeyay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimaddana Farriin u Diray

0
367

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan Timacadde oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa,ayaa ku eedeeyay guddoomiyahooda golaha deegaanka isla markaana ah maayerka Caasimadda Hargeysa mid shaqadiisii aan gudan oo ku mashquulsan arrimo kale isla markaana aan caasimadda wax shaqo ahba aan u hayn oo ku jira socdaalo uu magaalooyinka kale iskaga dab qaadayo waxaa kae oo uu ku eedeeyay musuq maasuq.

waxaanu xildhibaanada golaha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa uu ugu baaqay in ay is wada casilaan oo ay kuraasta banneeyaan amma ay tallaabo ka qaadaan Maayerka.

Haddaba hadalka Xildhibaan Timacadde oo uu ka jeediyay munaasibad Xisbiga WADDANI uu maanta u qabtay taageerayaal ku soo biiray halkan ka daawo.

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here